RASMI: Ronald Koeman oo ku dhowaaqay safka Barcelona ee ka hor tagaya Athletic Club

(Barcelona) 15 Abriil 2021Kooxaha kubadda cagta ee Barcelona iyo Athletic Club ayaa ku balansan kama dambeysta tartanka Copa del Rey ee dalka Spain.

Barca ayaa kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka La Liga guuldarro kala kulantay Real Madrid, inkastoo ay wali u dagaallamayaan hanashada labada tartan ee gudaha Spain.

Si kastaba ahaatee, habeenka Sabtida ee soo aaddan ayay Blaugrana la ciyaari doontaa Athletic Club, waxaana macallin Ronald Koeman uu soo saaray safkiisa ciyaartaas.

Haddaba halkan hoose ka eeg safka Barcelona ee fiinaalka Copa del Rey oo dhammeystiran:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close