Day: April 14, 2021
-
Champ' League
Kooxaha Real Madrid iyo Manchester City oo iska xaadiriyay wareega afar dhamaadka tartanka Champions League… +SAWIRRO
(Yurub) 14 Abriil 2021. Manchester City ayaa kaga soo adkaatay 1-2 kooxda Borussia Dortmund oo ay ku booqatay garoonka Signal Iduna…
Read More » -
Champ' League
Baskii xiddigaha kooxda Real Madrid u siday garoonka Anfield oo la weeraray
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Liverpool waxaa weerar lagu qaaday Baskii xiddigaha kooxda Real…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareegga Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Man City wareega Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey.
(Dortmund) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Manchester City wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la…
Read More » -
Champ' League
“Xitaa haddii uu joogi lahaa Van Dijk, Real Madrid ayaa guuleysan doonta!” – Halyeey kooxda Liverpool ah
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa caawa garoonkeeda kula ciyaari doonta naadiga Real Madrid lugta labaad ee…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo halkaan sabab darteed u joojin karta soo qaadashada Sergio Aguero
(London) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea u muuqata inay doonayso inay la soo saxiixato xaaagan weeraryahan dhexe oo…
Read More » -
England
Tababaraha ay Kooxda Tottenham ku beddelanayso haddii uu tago Macallin Jose Mourinho oo la ogaaday
(London) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa la sii ogaaday tababaraha ay beddelka uga dhiganayso Macallinkeeda Jose Mourinho…
Read More » -
England
Ka hor kulanka habeen dambe Kooxda Arsenal ee Europa League, maxaa ka soo kordhay xaaladda dhaawac ee Aubameyang & Odegaard?
(London) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa heleysa warar isku dhaf ah oo ku saabsan dhaawacyada xiddigaheeda ka…
Read More » -
Champ' League
“Ma jirto sabab ay ku baxaan Neymar iyo Mbappe” – Madaxweynaha Kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi
(Paris) 14 Abriil 2021. Madaxweynaha Kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa rajaynaya in Neymar uu waqti dheer uu kooxda sii…
Read More » -
England
Manchester United oo mar kale baacsaneysa xiddig muhiim u ah Real Madrid
(Manchester) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qorsheyneysa inay suuqa kala iibsiga xagaagan kala soo saxiixato illaa dhowr…
Read More »