Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ee Champions League oo la shaaciyey

(Paris) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Neymar & Mbappe ayaa wajahaya caawa Sane & Coman, iyadoo Verratti uu keydka ku jiro.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Bayern Munich si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Paris Saint-Germain XI:

Bayern Munich XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close