Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

(London) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga FC Porto si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

Pulisic ayaa hoggaaminaya oo Havertz kula bilowday safka hore, xilli Werner uu ku jiro keydka Blues.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo FC Porto kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

FC Porto XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close