Day: April 13, 2021
-
Champ' League
Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Chelsea oo u gudbay wareega afar dhamaadka tartanka tartanka Champions League… +SAWIRRO
(Paris) 13 Abriil 2021. Kooxda Bayern Munich ayaa kaga soo adkaatay 0-1 kooxda Paris Saint-Germain oo ay ku booqatay garoonka Parc…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto ee tartanka Champions League oo la shaaciyey
(London) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ee Champions League oo la shaaciyey
(Paris) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la…
Read More » -
England
Wiilka uu dhalay Ole Gunnar Solskjaer oo u jawaabay Jose Mourinho kaddib dagaalkii afka ah ee labada macallin
(Manchester) 13 Abriil 2021. Wiilka uu dhalay Macallin Ole Gunnar Solskjaer ee lagu magacaabo Noah ayaa dhexda kasoo galay dagaalka ereyada ah ee…
Read More » -
England
Barcelona oo dardar cusub ku bilawday soo xero gelinta Sergio Aguero… (Hal arrin oo ku qasbeysa iyo hal dhinac oo ay caawin ka heleyso)
(Barcelona) 13 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Barceliona ayaa lagu soo warramayaa inay dardar gelinayaan isku daygooda ku aaddan saxiixa…
Read More » -
Champ' League
Labo xiddig oo Chelsea u ciyaara, shan ciyaaryahan oo Liverpool ka tirsan, Erling Haaland iyo Neymar oo qarka u saaran inay ganaaxyo la kulmaan
(Yurub) 13 Abriil 2021. Xiddiga Paris Saint-Germain ee Neymar Jr iyo weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland ayaa hoggaaminaya…
Read More » -
England
Barcelona oo hor kaceysa kooxaha dunida ugu qaalisan… (Yaa ku jira SHANTA sare?)
(Yurub) 13 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa hoggaamineysa kooxaha ugu qaalisan kubadda cagta dunida, iyadoo haatan qiimaheeda uu…
Read More » -
England
Warside Ingiriiska kasoo baxa oo shaaciyay halka uu Harry Kane doonayo inuu u dhaqaaqo xagaagan
(London) 13 Abriil 2021. Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Kane ayaa si aad ah loola xiriirinayaa inuu xagaagan isaga tagi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASM: Madaxweynaha cusub ee Real Madrid oo lagu dhawaaqay… (& Perez oo…)
(Madrid) 13 Abriil 2021. Waxaa maanta lagu madalsanaa doorashada xilka madaxweynaha ee kooxda kubadda cagta Real Madrid waxaana mar kale la…
Read More » -
France
“Waan ku celinayaa Kylian Mbappe wuxuu ka ciyaari doonaa Kooxda Real Madrid xilli ciyaareedka soo socda” – Pedrerol
(Madrid) 13 Abriil 2021. Josep Pedrerol ayaa si adag u aaminsan inuu Kylian Mbappe ku dambeyn doono inuu ku biiro…
Read More »