Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(England) 11 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sheffield United iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Sheffield United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sheffield United iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sheffield United XI:

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close