Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 11 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Tottenham Hotspur XI:

Image

Manchester United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close