Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Granada iyo Man United ee Europa League oo la shaaciyey

(Granada) 08 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Granada iyo Manchester United wareega Siddeed dhamaadka UEFA Europa League ayaa la shaaciyey

Kooxda Granada ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Granada iyo Manchester United kulanka wareega Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Granada XI:

Image

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close