Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Slavia Prague ee Europa League oo la shaaciyey

(London) 08 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Arsenal iyo Slavia Prague wareega Siddeed dhamaadka Europa League ayaa la shaaciyey
Kooxda Arsenal ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Slavia Prague si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Europa League
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Slavia Prague kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Europa League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Arsenal XI:
Slavia Prague XI:
Gool FM.