Day: April 7, 2021
-
Champ' League
UCL: PSG oo guul muhiim ah kaga soo heshay Bayern Munich garoonka Allianz Arena, xilli uu labo jeer shabaqa soo taabtay Mbappe… +SAWIRRO
(Munich) 07 Abril 2021. Paris Saint-Germain ayaa guul ka soo heshay kooxda Bayern Munich oo ay ku booqatay garoonka Allianz Arena,…
Read More » -
Champ' League
Chelsea oo guul ka soo heshay kooxda FC Porto kulanka lugta hore siddeed dhammaadka Champions League… +SAWIRRO
(Porto) 07 Abril 2021. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda FC Porto oo ay ku booqatay garoonka Estadio R. Sanchez…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ee Champions League oo la shaaciyey
(Porto) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ee Champions League oo la shaaciyey
(Munich) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la…
Read More » -
England
Shaqsi ka tirsan Liverpool oo ogaaday lacagaha ay bixin doonto Manchester City haddii ay tartan walba ku guuleysato xilli ciyaareedkan
(Manchester) 07 Abril 2021. Naadiga Manchester City ayaa u tartameysa xilli ciyaaredkan ilaa afar tartan oo kala duwan, waxaana haddii ay…
Read More » -
England
Maaliyadda Arsenal gurigeeda ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe oo si qarsoodi ah loo helay… (& Taageerayaasha ku maadeystay)
(London) 07 Abril 2021. Maaliyadda kooxda kubadda cagta Arsenal ku ciyaari doonto marka ay garoonkeeda joogto xilli ciyaareedka dambe ayaa internet-ka…
Read More » -
Italy
Zinedine Zidane oo markale soo jeediyay dareenka kooxda Juventus… (Jawaabtii uu bixiyay markii la weydiiyay shaqada Bianconeri…)
(Madrid) 07 Abril 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka jawaabay wararka la xiriirinaya qabashada xilka…
Read More » -
England
RASMI: Kevin de Bruyne oo qandaraas cusub qalinka ugu duugay Kooxdiisa Manchester City
(Manchester) 07 Abriil 2021. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Manchester City ee Kevin de Bruyne ayaa heshiis cusub oo ku…
Read More » -
Champ' League
Thiago Silva oo ka hortagaya kooxdiisii hore, xiddigaha isku kooxda soo noqday, kuwa qarammada wadaaga & Saaxiibada uu caawa kulmin doono kulanka Porto & Chelsea
(Seville) 07 Abriil 2021. Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ayaa caawa kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League ku wada…
Read More » -
England
Manchester United oo qarka u saaran inay Kooxda Liverpool ku garaacdo saxiixoodii ugu horreeyey xagaaga
(Manchester) 07 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay Liverpool ku garaacdo…
Read More »