Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Bayern Munich… (Miyey ku jiraan Neymar iyo Mbappe?)

(Paris) 06 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda dalka Faransiiska ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Bayern Munich.

Kooxda uu hoggaamiyo Macallin Mauricio Pochettino ayaa booqanaysa Bayern Munich habeen dambe kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League.

23-ka ciyaaryahan ee PSG ay ka soo xulanayso xiddigaha ay ku wajahayso kooxda reer Jarmal, waxaa hoggaaminaya Neymar iyo Mbappe, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Di Maria iyo Navas.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda PSg uga qeyb galaya kulanka Bayern Munich ee UEFA Champions League:-

BAKKER Mitchel

DAGBA Colin

DIALLO Abdou

DI MARIA Angel

DRAXLER Julian

GHARBI Ismaël

GUEYE Idrissa

HERRERA Ander

KAMARA Abdoulaye

KEAN Moise

KEHRER Thilo

KIMPEMBE Presnel

LETELLIER Alexandre

MARQUINHOS

MBAPPÉ Kylian

NAGERA Kenny

NAVAS Keylor

NEYMAR JR

PEREIRA Danilo

PEMBÉLÉ Timothée

RAFINHA

RICO Sergio

SARABIA Pablo

Xiddigaha maqan:-

BERNAT Juan

FLORENZI Alessandro

FRANCHI Denis

ICARDI Mauro

KURZAWA Layvin

MICHUT Edouard

PAREDES Leandro

SIMONS Xavi

VERRATTI Marco

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close