Arsenal oo xiriir la sameysay beddelka Martin Odegaard oo ay ka dhex aragto Kooxda AC Milan

(London) 06 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xiriir la sameysay xiddig ka tirsan naadiga AC Milan kaasoo ay u ragto bedelka Martin Odegaard.

Warsidaha reer Talyaani ee Sky Sport Italia ayaa warinaya in Kooxda Arsenal ay xiriir la sameysay laacibka khadka dhexe ee AC Milan, Hakan Calhanoglu.

The Gunners ayaa indhaha ku heysa inay hubiso inay hesho kubbadsameeye kale oo xilli ciyaareedka soo socda la soo wareegi doonto, maadaama Martin Odegaard uu ku dhow yahay dhammaadka heshiiskii amaahda ahaa ee ay kaga soo qaatay Real Madrid.

Chelsea & Arsenal join Juventus in race for AC Milan midfielder Hakan  Calhanoglu

Illaa iyo hadda lama shaacin jawaabta ay heshay kooxda Arsenal oo ku aaddan saxiixa Hakan Calhanoglu.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close