Day: April 6, 2021
-
Champ' League
Real Madrid oo garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Liverpool… SAWIRRO
(Madrid) 06 Abril 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Liverpool, kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
UCL: Manchester City oo guul ka gaartay Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd garoonka Etihad… +SAWIRRO
(Manchester) 06 Abril 2021. Manchester City ayaa guul ka gaartay Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd garoonka Etihad, kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ee Champions League oo la shaaciyey
(Madrid) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Borussia Dortmund ee Champions League oo la shaaciyey
(Manchester) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la…
Read More » -
Spain
Muxuu Benzema ka yiri kulanka El Clásico ee dhex mari doona kooxaha Real Madrid iyo Barcelona?
(Madrid) 06 Abril 2021. Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa sheegay in kulanka El Clásico oo ay la ciyaarayaan…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Bayern Munich oo laga helay Korona Fayras
(Munich) 06 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa heshay war aan wanaagsaneyn ka hor kulanka ay habeen dambe…
Read More » -
Italy
Juventus oo xaqiijisay in xiddig kale oo ka tirsan kooxdeeda koowaad laga helay Korona Fayras
(Turin) 06 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa la tacaaleysa xaaladda xanuunka Korona Fayras kaasoo safkeeda kooxda koowaad kusoo…
Read More » -
England
Sagaal ciyaaryahan oo xagaagan laga fasaxayo Chelsea… (& Jorginho oo hoggaaminaya)
(London) 06 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa dooneysa inay suuqa geyso xiddigo dhowr ah kuwaasoo uu mugdi ku…
Read More » -
Spain
DEG-DEG: Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan ee Real Madrid oo laga helay Korona Fayras
(Madrid) 06 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa heshay war aan wanaagsaneyn ka hor kulanka caawa Liverpool ay…
Read More » -
Champ' League
Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Bayern Munich… (Miyey ku jiraan Neymar iyo Mbappe?)
(Paris) 06 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda dalka Faransiiska ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb…
Read More »