Day: April 2, 2021
-
England
Guardiola oo si maldahan u sheegay inay macquul tahay in Man City aysan la saxiixan weeraryahan cusub
(Manchester) 02 Abril 2021. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka dhawaajiyay in Sky Blue aysan…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ka hadlay wararka xanta ah ee Manchester United la xiriirinaya saxiixa Haaland
(Manchester) 02 Abril 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee Red Devils…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Eibar
(Madrid) 02 Abril 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta laacibka ugu fiicnaa bisha March ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 02 Abril 2021. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta kan ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleysatay abaal-marinta macalinka bisha March ee Premier League oo la shaaciyay
(England) 02 Abril 2021. Waxaa la shaaciyey tabaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka bishii March ugu fiicnaa ee horyaalka Premier League, waxaana…
Read More » -
Champ' League
“Messi wuxuu igu eedeeyay inaan anigu feeray.” – Scott McTominay
(Manchester) 02 Abril 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United ee Scott McTominay in Lionel Messi uu ugu eedeeyay si qalad…
Read More » -
England
Mino Raiola oo maalin gudaheed dab xoogan ku shiday tartanka loogu jiro Erling Haaland
(Yurub) 02 Abril 2021. Wakiilka caanka ah ciyaartoyda kubadda cagta ee Mino Raiola ayaa si xoogan dab uga shiday suuqa kala…
Read More » -
England
“Real Madrid ayaa ii diidey inaan ku biiro kooxdan!” – James Rodríguez
(Liverpool) 02 Abril 2021. Ciyaaryahankii hore kooxda Real Madrid ee James Rodríguez ayaa xaqiijiyay inuu qarka u fuulay inuu u dhaqaaqo…
Read More » -
England
“Ma doonayo inaan ka sii ciyaaro Yurub.” – Xiddig kooxda Arsenal ah
(London) 02 Abril 2021. Mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa si cad u sheegay…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo shaaca ka qaaday xiddiga uu kaga daydo kubadda cagta
(Manchester) 02 Abril 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda kubadda cagta Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa wuxuu shaaca ka qaaday xiddigaha…
Read More »