Day: April 1, 2021
-
France
“Waxaan ku dareemayaa daal France.” – Mbappé oo si maldahan u sheegay inay macquul tahay inuu ka tago PSG
(Paris) 01 Abril 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa si maldahan u sheegay inay macquul tahay inuu…
Read More » -
Germany
Mino Raiola iyo aabbaha dhalay Erling Haaland oo caga dhigtay magaalada Barcelona
(Barcelona) 01 Abril 2021. Xiisihii ay Barcelona u heysay weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Erling Haaland ayaa u muuqda mid natiijo yeelanaya…
Read More » -
Spain
RASMI: Real Madrid oo xaqiijisay dhaawaca Sergio Ramos… (Miyuu ciyaari doonaa El Classico?)
(Madrid) 1 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa xaqiijisay in kabtankeeda Sergio Ramos uu soo gaaray dhaawac muruqa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Xiddig laf dhabar u ah Juventus oo laga helay Korona Fayras
(Turin) 1 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa kiiskii labaad ee Korona Fayras ah xaqiijisay saddex maalmood gudahood. kooxda…
Read More » -
Spain
Labo ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee Real Madrid oo tababarka kusoo laabtay
(Madrid) 1 Abril 2021. Tababarkii saddexaad ee Real Madrid toddobaadkan ayaa akhbaar farxad leh u keenay Macallin Zinedine Zidane, maadaama uu…
Read More » -
England
Lacagaha kooxaha Premier League ay siiyeen wakiillada xiddigaha kubadda cagta oo la soo saaray & Chelsea oo hoggaamineysa kooxaha dhaqaalaha ugu badan ku bixiyay wakiillada
(England) 1 Abril 2021. Xiriirka kubadda cagta dalka Ingiriiska ee Football Association (FA) ayaa soo saaray warbixintooda sanadlaha ah ee ay…
Read More » -
England
Sanadaha ay doonayaan inay ka saxiixdaan, qiimaha ay ku dhammeystirayaan iibkiisa, mushaharka ay ugu talo galeen & wax walba oo ku saabsan qandaraaska ay Man City u diyaarisay Haaland
(Manchester) 1 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa isu diyaarineysa lasoo saxiixashada weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling…
Read More » -
Suuqa
Maxay tahay sababta uu Sergio Ramos ugu soo bilaaban waayay labadii kulan ee ugu dambeysay qaranka Spain?
(Spain) 1 Abril 2021. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la safray xulka qaranka dalka Spain iyadoo ay jirto…
Read More » -
Spain
Pique oo shaaca ka qaaday go’aankiisa ku aadan ka qeyb galka kulanka El Clásico ee Real Madrid
(Barcelona) 01 Abriil 2021. Daafaca kooxda kubadda cagta Barcelona ee Gerard Pique ayaa muujiyay rabitaankiisa ah inuu ka qeyb galo kulanka…
Read More » -
England
Chelsea oo qorsheeneysa inay sameyso heshiis weyn oo kooxda ka caawin kara inay u tartanto Premier League iyo Champions League
(London) 01 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa wuxuu doonayaa inuu xoojiyo safka Blues si uu awood ugu…
Read More »