Month: April 2021
-
Spain
Koeman oo ganaax la dul dhigay kaddib kaarkii roosaha uu qaatay kulankii xalay ee Granada… (Imisa kulan ayuu maqnaanayaa?)
(Barcelona) 30 Abriil 2021. Guddiga Tartamada ee Xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa ku dhawaaqay inay ganaax rasmi ah dul dhigeen macalinka…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Osasuna
(Madrid) 30 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 21-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn…
Read More » -
England
“Messi ma heli doono meel ka fiican Barcelona”
(Spain) 30 Abriil 2021. Magaca Lionel Messi ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona xagaagii hore, kaddib markii uu ka codsaday…
Read More » -
Spain
“Waan sii wadi doonaa dagaalka ilaa dhammaadka.” – Frenkie de Jong
(Barcelona) 30 Abriil 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa muujiyay sida uu kaga niyadjabay guuldaradii kooxdiisa…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo muujiyay dareenkiisa kaddib guushii weyneyd ay ka gaareen kooxda Roma
(Manchester) 30 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay…
Read More » -
England
Muxuu Mikel Arteta ka yiri kaddib guuldarradii Arsenal ay kala kulantay kooxda Villarreal?
(Yurub) 30 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa xaqiijiyay in natiijada guuldarradii ka soo gaartay Villarreal ay ahayd…
Read More » -
Spain
Koeman oo shaaca ka qaaday sababta ka dambeysay guuldarradii Barcelona ay kala kulantay Granada
(Barcelona) 30 Abriil 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id si uu uga hadlo guuldarradii kooxdiisa…
Read More » -
England
Man United oo Old Trafford ku xasuuqday Roma, xilli Arsenal lagu soo garaacay Spain kulan labo xiddig garoonka laga saaray… +SAWIRRO
(Yurub) 29 Abriil 2021. Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday Roma, kaddib markii ay kaga adkaatay 6-2, kulanka lugta…
Read More » -
Spain
Granada oo guul ka soo gaartay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 29 Abriil 2021. Granada ayaa guul ka soo gaartay kooxda Barcelona oo ay ku booqatay garoonka Camp Nou, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Villarreal iyo Arsenal ee Europa League oo la shaaciyey
(Villarreal) 29 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Villarreal iyo Arsenal wareega Afar dhamaadka tartanka UEFA Europa League ayaa la…
Read More »