Spain, Sweden, Italy, France, England, Germany, Ghana & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono isreeb-reebyada Koobka Adduunka iyo Kan qarammada Afrika

(World) 28 Maarso 2021. Kulammo ka tirsan isreeb-reebyada Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyo kan qarammadda qaaradda Afrika ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Xulalka waa weyn ee caawa ciyaarayana waxaa ka mid ah, Spain, Sweden, Italy, France, England, Germany, Ghana, South Africa iyo kuwo kale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xul waliba xilliga ciyaarihiisa la baasan doono iyo xulka kale ee uu wajihi doono saacadda geeska Afrika:-

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP B

07:00 Fiidnimo Georgia vs Spain

09:45 Habeennimo Kosovo vs Sweden

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP C

09:45 Habeennimo Bulgaria vs Italy

09:45 Habeennimo Switzerland vs Lithuania

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP D

04:00 Galabnimo Kazakhstan vs France

09:45 Habeennimo Ukraine vs Finland

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP F

07:00 Fiidnimo Denmark vs Moldova

09:45 Habeennimo Austria vs Faroe Islands

09:45 Habeennimo Israel vs Scotland

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP I

07:00 Fiidnimo Albania vs England

09:45 Habeennimo Poland vs Andorra

09:45 Habeennimo San Marino vs Hungary

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP J

07:00 Fiidnimo Armenia vs Iceland

09:45 Habeennimo North Macedonia vs Liechtenstein

09:45 Habeennimo Romania vs Germany

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP A

04:00 Galabnimo Namibia vs Guinea

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP C

07:00 Fiidnimo Ghana vs Sao Tome and Principe

07:00 Fiidnimo Sudan vs South Africa

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP J

04:00 Galabnimo Tanzania vs Libya

04:00 Galabnimo Tunisia vs Equatorial Guinea

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close