Portugal, Belgium, Netherlands, Norway, Croatia, Nigeria & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono isreeb-reebyada Koobka Adduunka iyo Kan qarammada Afrika

(World) 27 Maarso 2021. Kulammo ka tirsan isreeb-reebyada Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyo kan qarammadda qaaradda Afrika ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.
Xulalka waa weyn ee caawa ciyaarayana waxaa ka mid ah, Portugal, Belgium, Netherlands, Norway, Croatia, Nigeria iyo kuwo kale.
Haddaba halkaan hoose ka eeg xul waliba xilliga ciyaarihiisa la baasan doono iyo xulka kale ee uu wajihi doono saacadda geeska Afrika:-
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP A
11:45 Habeennimo Republic of Ireland vs Luxembourg
11:45 Habeennimo Serbia vs Portugal
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP E
08:00 Habeennimo Belarus vs Estonia
11:45 Habeennimo Czech Republic vs Belgium
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP G
05:00 Galabnimo Montenegro vs Gibraltar
08:00 Habeennimo Netherlands vs Latvia
08:00 Habeennimo Norway vs Turkey
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP H
05:00 Galabnimo Russia vs Slovenia
08:00 Habeennimo Croatia vs Cyprus
11:45 Habeennimo Slovakia vs Malta
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP L
04:00 Galabnimo Lesotho vs Sierra Leone
07:00 Fiidnimo Benin vs Nigeria
Gool FM.