Day: March 27, 2021
-
England
Chelsea iyo Barcelona oo arkooday badelka saddexda ah ee Haaland haddii ay ku guuldarreystaan saxiixiisa
(Yurub) 27 Maarso 2021. Dhowr kooxood waa weyn oo Qaarada Yurub ah ayaa diiradda saaray sida ay ku heli lahaayeen xiddigaha…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Manchester United oo lagu wargaliyay inuu isaga tago garoonka Old Trafford
(Manchester) 27 Maarso 2021. Xiddig ka tirsan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu wargaliyay inuu isaga tago garoonka Old Trafford.…
Read More » -
Ameerika
14 ciyaaryahan oo Barcelona uga qeyb galaya ciyaaraha caalamiga ah & Xiddigaha ka tirsan Kooxda oo wacdaraha dhigay ee xulalkooda goolal u dhaliyey
(Barcelona) 27 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona 14 ciyaaryahan ayaa uga qeyb galaya ciyaaraha caalamiga ah, ilaa iyo haatanna…
Read More » -
England
Macallin Solskjaer oo xitaa haddii uu saxiixo heshiiska cusub ee uu lacagaha badan ku helayo weli ka mushahar yar Tababare Carlo Ancelotti
(Manchester) 27 Maarso 2021. Sida wararku ay sheegayaan Macallinka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku…
Read More » -
England
SHAN Weeraryahan oo ay bartilmaameedsanayso Chelsea haddii Tababare Thomas Tuchel uu soo qaadan waayo Erling Haaland
(London) 27 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa bartilmaameedsanaysa Shan weeraryahan, kuwaasoo ay midkood keeni doonto haddii Tababare Thomas…
Read More » -
England
War naxdin leh oo u soo yeeray Kooxaha Man United iyo Arsenal, xilli xiddigo ka tirsan dhaawacyo looga saaray xulka qaranka England
(England) 27 Maarso 2021. War naxdin leh ayaa u soo yeeray Kooxaha Manchester United iyo Arsenal kaddib markii labo xiddig…
Read More » -
Champ' League
Waa kee xiddiga uu indhaha ku hayo Klopp ee Liverpool ay daawan doonto kulanka ay la leeyihiin Real Madrid ee Champions League?
(Liverpool) 27 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qorsheynaysa inay daawato xiddig ka tirsan Real Madrid kulanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Ka hor kulammada ay la leeyihiin Kooxaha Liverpool iyo Barcelona, laacib muhiim u ah Real Madrid oo tababarka dib ugu soo laabtay
(Madrid) 27 Maarso 2021. Ciyaaryahan aad muhiim ugu ah kooxda Real Madrid ayaa dib ugu soo laabtay tababarka naadiga ka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda Barcelona oo ka walwalsan barta xiriirka bulshada ee Tiktok
(Barcelona) 27 Maarso 2021. Jamaahiirta kubadda cagta ayaa intooda badan aad u doonaya inay daawadaan xiddigahooda kubadda cagta, laakiin arrintaasi…
Read More » -
England
Waa kee Weeraryahanka ay dib u soo ceshanayso Kooxda Chelsea haddii ay ku guuldarreysato saxiixa Erling Haaland?
(London) 27 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay dib u soo celinayso weeraryahankeedii hore ee…
Read More »