Spain, Sweden, Italy, England, Germany, Ghana, Kenya, Egypt & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono isreeb-reebyada Koobka Adduunka iyo Kan qarammada Afrika

(World) 25 Maarso 2021. Kulammo ka tirsan isreeb-reebyada Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyo kan qarammadda qaaradda Afrika ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.
Xulalka waa weyn ee caawa ciyaarayana waxaa ka mid ah, Spain, Sweden, Italy, England, Germany, Ghana, Kenya, Masar iyo kuwo kale.
Haddaba halkaan hoose ka eeg xul waliba xilliga ciyaarihiisa la baasan doono iyo xulka kale ee uu wajihi doono saacadda geeska Afrika:-
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP B
10:45 Habeennimo Spain vs Greece
10:45 Habeennimo Sweden vs Georgia
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP C
08:00 Habeennimo Bulgaria vs Switzerland
10:45 Habeennimo Italy vs Northern Ireland
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP F
08:00 Habeennimo Israel vs Denmark
10:45 Habeennimo Moldova vs Faroe Islands
10:45 Habeennimo Scotland vs Austria
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP I
10:45 Habeennimo Andorra vs Albania
10:45 Habeennimo England vs San Marino
10:45 Habeennimo Hungary vs Poland
WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP J
10:45 Habeennimo Germany vs Iceland
10:45 Habeennimo Liechtenstein vs Armenia
10:45 Habeennimo Romania vs North Macedonia
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP C
07:00 Fiidnimo South Africa vs Ghana
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP D
07:00 Fiidnimo Gabon vs DR Congo
07:00 Fiidnimo Gambia vs Angola
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP G
04:00 Galabnimo Comoros vs Togo
07:00 Fiidnimo Kenya vs Egypt
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP H
07:00 Fiidnimo Botswana vs Zimbabwe
10:00 Habeennimo Zambia vs Algeria
AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP J
10:00 Habeennimo Equatorial Guinea vs Tanzania
10:00 Habeennimo Libya vs Tunisia
Gool FM.