Portugal, France, Belgium, Holland, Mali, Uganda, Ethiopia & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono isreeb-reebyada Koobka Adduunka iyo Kan qarammada Afrika

(World) 24 Maarso 2021. Kulammo ka tirsan isreeb-reebyada Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyo kan qarammadda qaaradda Afrika ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Xulalka waa weyn ee caawa ciyaarayana waxaa ka mid ah, Portugal, France, Belgium, Holland, Mali, Uganda, Ethiopia iyo kuwo kale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg xul waliba xilliga ciyaarihiisa la baadsan doono iyo xulka kale ee uu wajihi doono saacadda geeska Afrika:-

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP A

10:45 Habeennimo Portugal vs Azerbaijan

10:45 Habeennimo Serbia vs Republic of Ireland

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP D

10:45 Habeennimo Finland vs Bosnia and Herzegovina

10:45 Habeennimo France vs Ukraine

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP E

10:45 Habeennimo Belgium vs Wales

10:45 Habeennimo Estonia vs Czech Republic

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP G

08:00 Habeennimo Turkey vs Netherlands

10:45 Habeennimo Gibraltar vs Norway

10:45 Habeennimo Latvia vs Montenegro

WORLD CUP – UEFA QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP H

10:45 Habeennimo Cyprus vs Slovakia

10:45 Habeennimo Malta vs Russia

10:45 Habeennimo Slovenia vs Croatia

WORLD CUP – CONCACAF QUALIFICATION: 1ST ROUND – GROUP F

11:00 Habeennimo St. Kitts and Nevis vs Puerto Rico

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP A

07:00 Fiidnimo Guinea vs Mali

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP B

04:00 Galabnimo South Sudan vs Malawi

04:00 Galabnimo Uganda vs Burkina Faso

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP C

10:00 Habeennimo Sao Tome and Principe vs Sudan

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP F

04:00 Galabnnimo Rwanda vs Mozambique

AFRICA CUP OF NATIONS – QUALIFICATION: GROUP K

04:00 Galabnnimo Ethiopia vs Madagascar

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close