Day: March 24, 2021
-
Champ' League
Miyey Chelsea ku guuleysan kartaa koob xilli ciyaareedkan? – Ben Chilwell ayaa ka jawaabaya
(London) 24 Maarso 2021. Daafaca bidix kooxda Chelsea ee Ben Chilwell ayaa si cad u sheegay in blues loo caleemo saari…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo qaaday tallaabo cusub si uu u keeno Haaland kooxda Manchester United
(Manchester) 24 Maarso 2021. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka Spain in tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar…
Read More » -
England
Jorginho oo Albaabada u furay dib ugu laabashada horyaalka Talyaaniga
(Blues) 24 Maarso 2021. Wakiilka Jorginho ayaa qirtay in ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Chelsea uu doonayo inuu ku laabto horyaalka Talyaaniga…
Read More » -
England
Liverpool oo qorsheeneysa inay dib u soo ceshato xiddig horey uga tirsanaa kooxdeeda… (Ma Coutinho mise Suarez?)
(Liverpool) 24 Maarso 2021. War saxaafadeed ka soo baxay gudaha dalka England ayaa waxay shaaca ka qaadeen war weyn oo…
Read More » -
England
“Manchester United hala soo saxiixato Sergio Aguero”
(Manchester) 24 Maarso 2021. Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa xagaagan qaab bilaash ah kaga tagi kara kooxdiisa maadaama…
Read More » -
Italy
Juventus oo u sheegtay Real Madrid qiimaha lagu heli karo Cristiano Ronaldo saxiixiisa
(Turin) 24 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa dul dhigtay qiimo aad u hooseeya xiddigeeda weyn ee Cristiano Ronaldo.…
Read More » -
England
Harry Kane oo bartilmaameed u ah mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn qaaradda yurub
(London) 24 Maarso 2021. Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Kane ayaa lala xiriirinayaa inuu xagaagan ka tagi karo Waqooyiga London…
Read More » -
Italy
“Ma u malaynayo in Cristiano Ronaldo uu doonayo ka tagista Kooxda Juventus xagaagan”
(Turin) 24 Maarso 2021. Alvaro Morata ayaan filaynin in xiddiga ay ka wada tirsan yihiin Juventus ee Cristiano Ronaldo inuu…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo beddelka xiddigeeda khadka dhexe ee Fernandinho ka dhex aragta Waddanka Jarmalka
(Manchester) 24 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ee dalka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay bedelka ciyaaryahankeeda Fernandinho…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo wuu ka tagi lahaa Kooxda Juventus haddii ay u yeeri lahayd Real Madrid
(Turin) 24 Maarso 2021. Sida wararku ay sheegayaan Cristiano Ronaldo ayaa ka tagi lahaa Kooxda Juventus oo uu hadda ka…
Read More »