Day: March 20, 2021
-
England
Man City oo u gudubtay wareega Afarta tartanka FA Cup kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Everton… +SAWIRRO
(Liverpool) 20 Maarso 2021. Manchester City ayaa u gudubtay wareega Afarta tartanka FA Cup kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda Everton…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Celta Vigo oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Madrid) 20 Maarso 2021. Real Madrid ayaa guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Celta Vigo oo ay booqatay, kaddib…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Kooxaha Everton iyo Man City ee tartanka FA Cup oo la shaaciyey
(Liverpool) 20 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Everton iyo Manchester City ee tartanka FA Cup oo la…
Read More » -
Spain
Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona uga qeyb galaya kulanka Real Sociedad
(Barcelona) 20 Maarso 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo gacanta ku dhigtay heshiis ku kacaya 273 milyan oo euro
(Manchester) 20 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa gacanta ku dhigtay heshiis rikoor jabin ah oo ay la gashay…
Read More » -
England
Macallinka AC Milan ee Stefano Pioli oo aflagaaddo u geystay Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer… (Muxuu qoonsaday Pioli?)
(Milano) 20 Maarso 2021. Macallinka kooxda kubadda cagta AC Milan ee Stefano Pioli ayaa aflagaado u geystay hoggaamiyaha Manchester United ee…
Read More » -
Horyaallada
Sergio Ramos oo seegi doona kulanka Kooxdiisa Real Madrid ay maanta u safreyso Cetla Vigo
(Vigo) 20 Maarso 2021. Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa u yeerin Sergio Ramos kulanka ay maanta oo…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Cristiano Ronaldo oo xalay abaal-marin kale ku guuleystay & Shaxdii ugu fiicnayd horyaalka Serie A sanadkii tagay ee 2020 oo la shaaciyey
(Rome) 20 Maarso 2021. Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay xalay abaal-marin kale oo shaqsi…
Read More » -
England
Kooxaha Man City, Everton, Real Madrid, Bayern Munich iyo Guud ahaan kulammada maanta & caawa laga ciyaarayo SHANTA horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub iyo FA Cup-ka
(Yurub) 20 Maarso 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta & caawa la…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Celta Vigo vs Real Madrid… (Los Blancos oo doonaysa inay gaarto saddex guul oo xiriir ah tartammada oo dhan)
(Vigo) 20 Maarso 2021. Real Madrid ayaa isha ku heysa inay gaarto saddex guul oo isku xigta tartammada oo dhan…
Read More »