Day: March 19, 2021
-
Italy
Rivaldo oo uga digay Real Madrid inay soo ceshato Cristiano Ronaldo
(Madrid) 19 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa xaqiijiyay inay jirto khatar weyn oo ku saabsan dib ugu soo…
Read More » -
Champ' League
Muxuu Klopp ka yiri kulanka Liverpool iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League?
(Liverpool) 19 Maarso 2021. Tababaraha reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay isku aadkii tartanka UEFA Champions…
Read More » -
Champ' League
“Salah uma dhawaan doono Ramos!” – Roberto Carlos oo ka hadlay kulanka Real Madrid iyo Liverpool
(Yurub) 19 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Roberto Carlos ayaa ka hadlay isku aadkii tartanka…
Read More » -
England
DEG DEG: Isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League oo la sameeye … (Qaabkee ayeey kooxaha isugu aadeen?)
(Yurub) 19 Maarso 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA UEFA Europa League, iyadoo ay ka…
Read More » -
England
DEG DEG: Isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League oo la sameeyey
(Yurub) 19 Maarso 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ka hadlay suurtagalnimada uu Mohamed Salah ugu biiri karo Real Madrid iyo Barcelona
(Liverpool) 19 Maarso 2021. Ciyaaryahankii hore kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa falanqeeyay mustaqbalka labada xiddig ee Mohamed Salah iyo Harry…
Read More » -
Italy
Halyeey kooxda Juventus ah oo weerar culus ku qaaday Cristiano Ronaldo
(Turin) 19 Maarso 2021. Halyeeyga Juventus ee Pasquale Bruno ayaa weerar dab ah ku qaaday xiddiga kooxda ee Cristiano Ronaldo, kaddib…
Read More » -
England
Muxuu Stefano Pioli ka yiri kaddib guuldarradii kooxdiisa AC Milan ka soo gaartay Manchester United?
(Milano) 19 Maarso 2021. Tababaraha AC Milan Stefano Pioli ayaa muujiyay niyad jabkiisa kaddib markii kooxdiisii laga reebay koobka horyaalada yurub…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo ammaanay Pogba kaddib markii ay Man United u soo baxday wareega Siddeeda ee tartanka Europa League
(Milano) 19 Maarso 2021. Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ammaanay xiddiga kooxda ee Paul Pogba, kaasoo ku hoggaamiyay…
Read More »