Day: March 18, 2021
-
England
Man United oo iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Europa League kaddib markii ay guul ka gaartay AC Milan… +SAWIRRO
(Milano) 19 Maarso 2021 Manchester United oo iska xaadirisay wareega siddeeda Europa League kaddib markii ay guul kaga gaartay AC Milan…
Read More » -
England
Arsenal oo u soo baxday wareega Siddeeda Europa League inkastoo ay guuldarro kala kulantay Olympiacos… +SAWIRRO
(London) 18 Maarso 2021. Arsenal ayaa u soo baxday wareega Siddeeda Europa League inkastoo ay guuldarro 0-1 ah kala kulantay Olympiacos,…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Kooxaha AC Milan iyo Man United ee tartanka UEFA Europa League oo la shaaciyey
(Milano) 18 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha AC Milan iyo Manchester United ee tartanka UEFA Europa League…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Kooxaha Arsenal iyo Olympiacos ee tartanka UEFA Europa League oo la shaaciyey
(London) 18 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Olympiacos ee tartanka UEFA Europa League ayaa la…
Read More » -
England
Koox cusub oo kula soo biirtay Barcelona iyo PSG tartan loogu jiro heshiiska Paulo Dybala
(Turin) 18 Maarso 2021. Mustaqbalka xiddiga reer Argentina ee Paulo Dybala ayaa wali mugdi ku jira sii joogitaankiisa ama ka tagistiisa…
Read More » -
Spain
Pedri oo shaaca ka qaaday riyadiisa ugu weyn uu doonayo inuu ku gaaro kooxda Barcelona
(Barcelona) 18 Maarso 2021. Xiddiga khadka dhexe kooxda Barcelona ee Pedri ayaa shaaca ka qaaday riyadiisa ugu weyn ee Blaugrana,…
Read More » -
England
De Bruyne oo ka hadlay suurtagalnimada ay Man City ugu guuleysan karto afar koob xilli ciyaareedkan
(Manchester) 18 Maarso 2021. Kevin De Bruyne ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay Manchester City ugu guuleysan karto afar koob xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
England
“Inaan u soo baxno Champions League xilli ciyaareedka soo socda, waa wax aan macquul aheyn.” – Klopp oo ka nixiyay taageerayaasha Liverpool
(Liverpool) 18 Maarso 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay inay tahay wax aan macquul aheyn in Reds…
Read More » -
England
Luis Figo oo soo doortay lixda ciyaaryahan ee ugu wanaagsan kubadda cagta xilligan… (Premier League oo hal xiddig ku leh liiskan)
(Yurub) 18 Maarso 2021. Halyeyga Real Madrid iyo qaranka Portugal ee Luis Figo ayaa magacaabay lix ciyaaryahan oo uu u arko…
Read More » -
Italy
Wargeys ogaaday in Cristiano Ronaldo uu wakiilkiisa ku amray ka shaqeynta sidii uu kaga tagi lahaa Juventus… (Kooxdee ayuu CR7 doonayaa?)
(Turin) 18 Maarso 2021. Laacibka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa inuu wakiilkiisa u diray inuu ka shaqeeyo…
Read More »