Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid ee Champions League oo la shaaciyey

(London) 17 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid wareega 16-ka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Atletico Madrid si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega 16-ka ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid kulanka wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close