Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo SD Huesca ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Barcelona) 15 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo SD Huesca ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga SD Huesca si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo SD Huesca horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI: Messi, Alba, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Lenglet, Dembele, De Jong, Dest, Óscar Mingueza, Pedri

Subs: Pjanic, Neto, Braithwaite, Umtiti, Firpo, Trincão, Ronald Araujo, Matheus Fernandes, Arnau Tenas, Riqui Puig, Ilaix Moriba

Huesca XI: Siovas, David Ferreiro, Rico, Jorge Pulido, Ínsua, P. Maffeo, Rafa Mir, Javier Galán, I. Doumbia, Álvaro Fernández, Dani Escriche

Subs: Okazaki, P.López, B.García, Mosquera, Andrés Fernández, Juan Carlos, S.Ramírez, Vavro, Jaime Seoane, Ontiveros, Sergio Gómez

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close