Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man United iyo West Ham ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 14 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo West Ham United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Man United ayaa soo dhaweyn doonta naadiga West Ham si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Man United iyo West Ham United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

West Ham XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close