Day: March 12, 2021
-
Spain
Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Elche
(Madrid) 12 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono…
Read More » -
England
Paul Scholes oo sheegay kooxda uu arko inay gudbi karto AC Milan iyo Manchester United
(Yurub) 12 Maarso 2021. AC Milan ayaa ciyaar fiican kula soo ciyaartay garoonka Old Trafford Kooxda Manchester United, kulankii xalay lugta…
Read More » -
England
Maxaa ka cusub heshiiska ay kooxda Liverpool ku dooneysay Georginio Wijnaldum?
(Liverpool) 12 Maarso 2021. Georginio Wijnaldum ayaa ka mid ahaa saxiixyada uu codsaday tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman, kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
RASMI: UEFA oo ku dhawaaqday liiska musharaxiinta abaal-marinta xidiga ugu fiicnaa kulamadii Champions League ee Toddobaadkan
(Yurub) 12 Maarso 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa soo bandhigay magacyada xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa isbuuca…
Read More » -
England
Paul Scholes oo dhaleeceeyay xiddig ka tirsan Man United kaddib barbardhacii ay la galeen kooxda Milan
(Manchester) 12 Maarso 2021. Paul Scholes ayaa dhaleeceeyay xiddig ka tirsan Man United kaddib barbardhacii ay la galeen kooxda reer Talyaani…
Read More » -
Spain
“Weli waa macquul in la difaaco horyaalka La Liga.” – Sergio Ramos
(Madrid) 12 Maarso 2021. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay in kulanka Elche ee horyaalka Spain uu calaamadeyn…
Read More »