Tababare Solskjær oo jawaab ka bixiyay wararka xanta ah ee la xiriira in mid ka mid ah xiddigaha Man United uu ka tagayo kooxda

(Manchester) 10 Maarso 2021. Sida ay wararka tilmaamayaan aabaha dhalay Edinson Cavani ayaa sheegay in wiilkiisa Edinson Cavani uu doonayo inuu dib ugu laabto Koonfurta America dabayaaqada sanadkan.

uu doonayo inuu dib ugu laabto Koonfurta America dabayaaqada sanadkan Edinson Cavani, kaasoo ku biiray Red Devils intii lagu jiray suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.

Tababare Ole Gunnar Solskjær oo ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka AC Milan ee tartanka UEFA Europa League, ayaa wuxuu yiri:

Edinson Cavani's father claims Manchester United player is 'unhappy' and  wants to leave - Manchester Evening News

“Hagaag, Edinson Cavani wuxuu gabi ahaanba diirada saarayaa sida aan ku heli laheyn, wuxuuna si adag uga shaqeynayaa inuu jirkiisa noqdo mid adag.”

“Waxaan fahmay inuu ku faanayo inuu ka ciyaaro maaliyada Manchester United, isla markaana uu wax walba oo fiican nala qaban doono.”

“Wax go’aan ah lagama gaarin mustaqbalkiisa, laakiin waxqabad weyn ayuu nala sameeyay, wuxuu dhaliyay 7 gool, waxaan kaliya ka shaqeyneynaa inaan ku soo celino garoonka isla markaana uu soo ceshado awoodiisa jireed waana ka dhaadhicin doonaa.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close