Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha PSG iyo Barcelona ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

(Paris) 10 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha PSG iyo Barcelona ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda PSG ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan kulan lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha PSG iyo Barcelona kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

PSG XI: Navas; Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Kurzawa; Gueye, Paredes, Verratti; Draxler, Mbappé, Icardi.

Barcelona XI: Ter Stegen; Dest, Mingueza, Lenglet, Alba; Busquets, De Jong, Pedri; Messi, Dembélé, Griezman

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close