Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo Southampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 10 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Southampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Southampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Southampton kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

Southampton XI:

Southampton starting XI: McCarthy; Bednarek, Salisu, Vestergaard, Bertrand; Stephens, Ward-Prowse ©; Armstrong, Djenepo; Redmond, Adams. Subs: McCarthy, Walker-Peters, Ramsay, Diallo, Ferry, Watts, Tella, Minamino, Nlundulu.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close