Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

(Liverpool) 10 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga RB Leipzig si ay u wada ciyaaraan kulan lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

RB Leipzig XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close