Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 08 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Everton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Everton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Everton kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Everton XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close