Day: March 8, 2021
-
England
Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Everton… +SAWIRRO
(London) 08 Maarso 2021. Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Everton, kaddib markii ay kaga adkatay…
Read More » -
Champ' League
PSG oo heshay war farxad leh kahor kulanka Champions League ay ku soo dhaweynayaan Barcelona garoonka Parc des Princes
(Paris) 08 Maarso 2021. Warbaahinta Faransiiska ayaa warbixin muhiim ah shaacisay maanta oo Isniin ah arimo ku saabsan xaallada jireed ee…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Everton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(London) 08 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Everton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea…
Read More » -
England
Manchester United oo isku dayaysa inay la soo saxiixato xiddig ka tirsan Kooxda Juventus
(Manchester) 08 Maarso 2021. Sida wararku ay tilmaamayaan Manchester United ayaa isku dayaysa inay la soo saxiixato daafac ka tirsan…
Read More » -
England
“Man City waxay ahayd mid layaab leh, inkastoo ay guuldarreysatay kulanka Manchester derby.” – Pep Guardiola
(Manchester) 08 Maarso 2021. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay ciyaar weyn la ciyaartay naadiga ay…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay ka gaareen Man City
(Manchester) 08 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha cusub ee Barcelona Joan Laporta oo ballanqaad ku aaddan Lionel Messi u sameeyey Taageerayaasha Kooxda
(Barcelona) 08 Maarso 2021. Madaxweynaha cusub ee Kooxda Barcelona, Joan Laporta ayaa ballanqaad ku aaddan Weeraryahanka Kooxda ee Lionel Messi…
Read More » -
Spain
Muxuu Zidane ka yiri barbarihii ay Real Madrid la gashay Kooxda Atletico Madrid??
(Madrid) 08 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane, ayaa ka hadlay kulankii Madrid derby ay barbardhaca dirqiga ah…
Read More » -
Spain
RASMI: Joan Laporta oo ku guuleystay xilka Madaxtinnimo ee Kooxda Barcelona… (Waa markii labaad oo loo caleemo saaro xilkaan)
(Barcelona) 08 Maarso 2021. Waxaa lagu dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashadii Barcelona, waxaana la shaaciyey in Joan Laporta uu…
Read More » -
England
Horudhac: Chelsea vs Everton… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ka dhacaya garoonka Stamford Bridge)
(London) 08 Maarso 2021. Mid ka mid ah kulammada adag ee wareega ugu dambeeya kulamada Premier League ayaa ka dhici doona…
Read More »