Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Madrid Derby Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 07 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Madrid Derby ee Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Atletico Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulammada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Atletico:

Real Madrid:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close