Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka adag ee Atlético Madrid

(Madrid) 06 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 20-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka habeen dambe Madrid Derby ay kula ciyaari doonaan Atlético Madrid horyaalka La Liga.

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay caawa soo dhaweyn doonaan kooxda Real Sociedad waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha Karim Benzema, Marco Asensio iyo Vinícius Júnior.

Laakiin taasi badelkeeda waxaa Liiskan uu ku dhawaaqay tababare Zidane ka maqan xiddigaha kala ah, Dani Carvajal, Sergio Ramos, iyo Eden Hazard, laakiin taasi badelkeeda Zidane yaa heli kar dhamaan adeegyada xiddigahiisa kale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka habeen dambe ee Madrid Derby ay kula ciyaari doonaan naadiga Atlético Madrid horyaalka La Liga:

Image

Gool Fm.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close