Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Osasuna iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Osasuna) 06 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Osasuna iyo Barcelona ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Osasuna ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Osasuna iyo Barcelona horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Osasuna XI: Aridane, Roberto Torres, David García, Torro, Rubén García, Sergio Herrera, Calleri, N.Vidal, Kike Barja, Moncayola, Manu Sanchez

Subs: A.López, Budimir, Ramalho, Oier, Brasanac, Jony, Juan Cruz, Unai García, Enric Gallego, Juan Pérez, Javi Martínez, Barbero

Barcelona XI: Messi, Alba, Busquets, Griezmann, Ter Stegen, Umtiti, Lenglet, De Jong, Dest, Óscar Mingueza, Pedri

Subs: Pjanic, Neto, Braithwaite, Dembele, Firpo, Pena, Trincão, Matheus Fernandes, Riqui Puig, Ilaix Moriba.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close