Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Burnley iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Burnley) 06 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Burnley iyo Arsenal ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Burnley ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Arsenal si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley iyo Arsenal kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Burnley XI:

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close