RASMI: Xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka bisha February ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 05 Maarso 2021. Waxaa shaaca laga qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiican horyaalka Premier League ee bishii February.

Bruno Fernandes iyo İlkay Gündoğan ayaa hoggaaminaya Lixda ciyaaryahan ee ku tartamaya abaal-marintan.

Haddaba halkan hoose ka eeg xiddigaha musharaxiinta ah iyo wax qabadkooda:

Bruno Fernandes – (Manchester United)

Joachim Andersen – (Fulham)

Harvey Barnes – (Leicester City)

João Cancelo – (Manchester City)

İlkay Gündoğan – (Manchester City)

Jesse Lingard – (West Ham).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close