Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 04 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close