Halyeey kooxda Juventus ah oo weerar culus ku qaday Cristiano Ronaldo

(Yurub) 04 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Juventus ee José Altafini ayaa weerar culus ku qaaday Cristiano Ronaldo, isagoo carabka ku adkeeyay inuusan gaari doonin heerka Pele, Maradona, iyo sidoo kale Lionel Messi.

Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu daabacay wareysi uu bixiyay Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Juventus ee José Altafini, wuxuuna yiri:

“Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado cidda hindisay qaabkan. Cristiano cidna ma uusan gaarin. Pele wuxuu dhaliyay 1225 gool kulammada rasmiga ah, kani ma ahan kulamada saaxiibtinimo, ama waxyaabo noocaas ah, kamana mid ahan kulammada saaxiibtinimo, ama waxyaabo noocaas ah.”

Gli 80 anni di José Altafini: "Tutti devono imparare da Ronaldo" - Cronaca - ilgiorno.it

“Cristiano Ronaldo ma gaari doono Pele, mana gaari doono marna heerkiisa.”

“Xaqiiqdii, Ronaldo ma gaadhi doono lugaha Pele, Maradona, ama Messi, sababtoo ah kuwani waa kuwa ugu fiican taariikhda kubadda cagta.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close