Day: March 4, 2021
-
England
Chelsea oo saddexda dhibcood ka soo heshay Liverpool oo ay ku booqatay garoonka Anfield… +SAWIRRO
(Liverpool) 05 Maarso 2021. Chelsea ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay kooxda Liverpool oo ay ku booqatay garoonka Anfield, kaddib markii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(Liverpool) 04 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool…
Read More » -
England
Guardiola oo ka codsaday maamulka Man City inay la soo saxiixdaan xiddig horey uga tirsanaa kooxda AC Milan
(Manchester) 04 Maarso 2021. Fabrizio Romano ayaa u sheegay shabakada “Sky Sports” in in Manchester City ay jeclaan laheyd inay qandaraas…
Read More » -
Spain
RASMI: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha February ugu fiicnaa kooxda Real Madrid oo la shaaciyey
(Madrid) 04 Maarso 2021. Kooxda Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday maanta oo Khamiis ah laacibka ku guuleystay abaal-marinta…
Read More » -
Spain
Muxuu Ronald Koeman ka yiri soo laabashadii cajiibka aheyd ee kooxdiisa Barcelona ku hor sameysay Sevilla?
(Barcelona) 04 Maarso 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay u qalantay inay u soo baxdo finalka…
Read More » -
Italy
Halyeey kooxda Juventus ah oo weerar culus ku qaday Cristiano Ronaldo
(Yurub) 04 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Juventus ee José Altafini ayaa weerar culus ku qaaday Cristiano Ronaldo, isagoo…
Read More » -
Spain
Ma ogtahay in Carles Puyol uu ka qayb qaatay guushii soo laabashada ahayd ee ay xalay Barcelona ka gaartay Sevilla?
(Barcelona) 04 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa guul cajiib ah xalay ka gaartay kooxda Sevilla kulankii lugta labaad…
Read More » -
England
Muxuu Tababare Solskjaer ku sheegay sababtii uu David de Gea kaga soo reebay safkii Manchester United ee xalay ka hor tagay Crystal Palace?
(Manchester United) 04 Maarso 2021. Goolhayaha koowaad ee kooxda Manchester United, David de Gea ayaa xalay ka maqnaa kulankii ay kooxdiisa…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea, Liverpool, Inter Milan, Tottenham iyo guud ahaan kulammada caawa laga ciyaarayo qaar ka mid ah SHANTA horyaal ee ugu weyn qaaradda Yurub iyo tartammada maxallig ah
(Yurub) 04 Maarso 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay…
Read More » -
England
Horudhac: Liverpool vs Chelsea… (Liverpool oo qarka u saaran ineyn lumiso rikoor taariikhdeeda baal dahab ah kaga jiro)
(Liverpool) 04 Maarso 2021. Chelsea ayaa shan maalmood gudahood la ciyaareysa labo ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan horyaalka Premier…
Read More »