Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Crystal Palace iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 03 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Crystal Palace iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Crystal Palace iyo Manchester United kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Crystal Palace XI:

Man United XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close