Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Sevilla ee Copa del Rey oo la shaaciyey

(Barcelona) 03 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka lugta labaad ee Semi-finlka kooxaha Barcelona iyo Sevilla ee Copa del Rey ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Sevilla si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad ee Semi-finlka tartanka Copa del Rey.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Sevilla kulanka lugta labaad ee Semi-finlka Copa del Rey.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI:

Image

Sevilla XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close