Kooxaha Manchester United, Barcelona, Milan & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono qaar ka mid ah SHANTA horyaal ee ugu waa weyn Yurub iyo tartanka Copa del Rey

(Yurub) 03 Maarso 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay kala yihiin, horyaalada Premier League, La Liga, Serie A iyo Ligue 1.

Barcelona oo Copa del Rey la ciyaareyso Sevilla, Manchester United, AC Milan iyo Roma ayaa qayb ka ah kooxaha waaweyn ee caawa ciyaari doona.

Horyaalka Premier League ayaa laga ciyaari doonaa ilaa iyo saddex kulan waxaana qayb ka ah kulanka ay Man United booqan doonto Crystal Palace.

Kulammada ugu badan caawa ayaa laga ciyaari doonaa horyaallada Seri A iyo Ligue 1, halka Copa del Rey wareeggiisa nu-dhammaadka kulan ka tirsan ay wada ciyaari doonaan Barca iyo Sevilla.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono qaar ka mid ah horyaallada waa weyn ee Yurub, tartammada maxalliga ah & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

9:00 Habeenimo: Burnley vs Leicester City.

9:00 Habeenimo: Sheffield United vs Aston Villa.

11:00 Habeenimo: Crystal Palace vs Manchester United.

ITALY – SERIE A

8:30 Habeenimo:  Sassuolo vs Napoli.

10:45 Habeenimo:  AC Milan vs Udinese.

10:45 Habeenimo:  Atalanta vs Crotone.

10:45 Habeenimo:  Benevento vs Hellas Verona.

10:45 Habeenimo:  Cagliari vs Bologna.

10:45 Habeenimo:  Fiorentina vs Roma.

10:45 Habeenimo:  Genoa vs Sampdoria.

SPAIN – COPA DEL REY

11:00 Habeenimo:  Barcelona vs Sevilla.

FRANCE – LIGUE 1

9:00 Habeenimo:  Brest vs Dijon.

9:00 Habeenimo:  Lyon vs Rennes.

9:00 Habeenimo:  Metz vs Angers.

9:00 Habeenimo:  Nice vs Nimes.

9:00 Habeenimo:  Saint-Etienne vs Lens.

11:00 Habeenimo:  Bordeaux vs PSG.

11:00 Habeenimo:  Lille vs Marsielle.

11:00 Habeenimo:  Montpellier vs Lorient.

11:00 Habeenimo:  Nantes vs Reims.

11:00 Habeenimo:  Strasbourg vs Monaco.

FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close