Kooxaha Crystal Palace iyo Manchester United oo barbardhac ku kala baxay… +SAWIRRO

(London) 04 Maarso 2021. Kooxaha Crystal Palace iyo Manchester United ayaa barbardhac 0-0 ah ku kala baxay, kaddib ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League.ay ku wada ciyaareen garoonka Selhurst Park.

Qeybta hore ee ciyaarta ayey labada kooxood Crystal Palace iyo Manchester United ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Balse ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku dhamaatay barbardhac 0-0 ah oo ay ku kala baxeen labada kooxood Crystal Palace iyo Manchester United, kaddib ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League.ay ku wada ciyaareen garoonka Selhurst Park.

SAWIRRO:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close