Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Manchester) 02 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Wolverhampton ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Wolverhampton si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Wolverhampton kulanka horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Image

Wolverhampton XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close