Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Real Sociedad

(Madrid) 01 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 21-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka caawa ay kula ciyaari doonaan Real Sociedad horyaalka La Liga.

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay caawa soo dhaweyn doonaan kooxda Real Sociedad waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya xiddigaha Marco Asensio iyo Vinícius Júnior.

Laakiin taasi badelkeeda waxaa Liiskan uu ku dhawaaqay tababare Zidane ka maqan xiddigaha kala ah Karim Benzema, Dani Carvajal, Sergio Ramos, Rodrygo, Eden Hazard, iyo Éder Militão, laakiin taasi badelkeeda waxaa liiskan ku soo baxay xiddigaha Marcelo iyo Federico Valverde.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka caawa ay Real Sociedad ku soo dhaweyn doonaan garoonka Alfredo Di Stefano:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close