Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey

(Madrid) 01 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad ee horyaalka La Liga ayaa la shaaciyey.

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Sociedad si ay u wada ciyaaraan ciyaar qeyb ah kulamada toddobaadkan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Real Sociedad horyaalka La Liga ee dalka Spain.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI: Modric, Kroos, Courtois, Casemiro, Isco, Nacho, Varane, Vazquez, Mariano, F Mendy, Asensio

Subs: Marcelo, Odriozola, Valverde, A. Lunin, Vinicius, Víctor Chust, Hugo Duro, Rodrygo, Altube, Sergio Arribas

Real Sociedad XI: David Silva, Monreal, Portu, Álex Remiro, Gorosabel, R. Le Normand, Oyarzabal, Zubeldía, Isak, Guevara, Martín Zubimendi

Subs: Januzaj, Carlos Fernández, Martín Merquelanz, Guridi, Bautista, M. Sagnan, Aihen Muñoz, Roberto López, Barrenetxea, Unai Marrero, Urko González.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close